About H.I.C.AKu saabsan H.I.C.A
Uniting, connecting and developing the cooperatives of Hirshabelle State.Mideynta, isku-xirka iyo horumarinta iskaashatooyinka Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle.
Who we areCidda aan nahay
One platform for the cooperatives of HirshabelleMadal ay ku midoobaan iskaashatooyinka Hirshabeelle
Hirshabelle Cooperative Alliance (H.I.C.A) unites, connects and develops the cooperatives working in Hirshabelle State, Somalia. It was founded to give cooperatives a platform where they come together, share experience and build their economic, management and social strength, with a united voice, good representation, transparent management and lasting economic opportunities.Isbahaysiga Iskaashatooyinka Hirshabeelle (H.I.C.A) waa isbahaysi loogu talagalay mideynta, isku-xirka iyo horumarinta iskaashatooyinka ka hawlgala Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle, Soomaaliya. Waxaa loo aasaasay in uu abuuro madal ay iskaashatooyinku ku midoobaan, ku wadaagaan khibradaha, kuna xoojiyaan awooddooda dhaqaale, maamul iyo bulsho, si ay u yeeshaan cod mideysan, matalaad wanaagsan, maamul hufan iyo fursado dhaqaale oo waara.
We encourage cooperation between cooperatives, government institutions, civil society, humanitarian organisations and development partners to grow the local economy and create jobs and better livelihoods.Isbahaysigu wuxuu dhiirrigelinayaa iskaashiga u dhexeeya iskaashatooyinka, hay'adaha dowladda, ururrada bulshada, hay'adaha samafalka iyo bahwadaagta horumarinta si loo kobciyo dhaqaalaha bulshada loona abuuro shaqooyin iyo nolol wanaagsan.

UnityMidnimo
One alliance for every kind of cooperative across Hirshabelle State.Hal isbahaysi oo ay ku mideysan yihiin dhammaan noocyada iskaashatooyinka Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle.
CooperationIskaashi
Shared storage, shared services and shared bargaining power.Kayd wadaag ah, adeegyo wadaag ah iyo awood gorgortan oo wadaag ah.
DevelopmentHorumar
Higher incomes, stronger resilience and better livelihoods in rural Hirshabelle.Dakhli sare, adkeysi xooggan iyo nolol ka wanaagsan oo ka dhalata miyiga Hirshabeelle.
Vision and missionHimilada iyo hawlgalka
Where we are going, and how Halka aan u socono iyo sida aan u gaarayno
VisionHimilada
Strong, united cooperativesIskaashatooyin mideysan oo awood leh
United, capable and transparent cooperatives that are economically self-sufficient and contribute to social progress and economic growth in Hirshabelle and across Somalia.In la helo iskaashatooyin mideysan, awood leh, hufan oo dhaqaale ahaan isku filan, kana qayb qaata horumarka bulshada iyo koboca dhaqaalaha Hirshabeelle iyo Soomaaliya guud ahaan.
MissionHimilada hawlgalka
Unite, strengthen, developMideyn, xoojin, horumarin
To unite, strengthen and develop the cooperatives of Hirshabelle through technical support, training, representation, economic linkages and market opportunities, so they become lasting institutions that serve their members.In la mideeyo, la xoojiyo, lana horumariyo iskaashatooyinka Hirshabeelle iyadoo la siinayo taageero farsamo, tababarro, matalaad, isku-xir dhaqaale iyo fursado suuq-geyn si ay u noqdaan hay'ado waara oo u adeega xubnahooda.
What guides usWaxa na haga
Objectives and principlesUjeeddooyinka iyo mabaadi'da
Our objectivesUjeeddooyinka H.I.C.A
- Unite and connect the cooperatives of Hirshabelle.Mideynta iyo isku-xirka iskaashatooyinka Hirshabeelle.
- Strengthen cooperative management, leadership and accountability.Xoojinta maamulka, hoggaaminta iyo isla-xisaabtanka iskaashatooyinka.
- Boost production in farming, livestock, fishing and trade.Dhiirrigelinta wax-soo-saarka beeraha, xoolaha, kalluumeysiga iyo ganacsiga.
- Make it easier to reach markets, investment and financial services.Fududeynta helitaanka suuqyada, maalgelinta iyo adeegyada maaliyadeed.
- Increase the participation of women and youth.Kor u qaadista ka-qaybgalka haweenka iyo dhalinyarada.
- Advocate for the rights and interests of cooperatives.U doodista xuquuqda iyo danaha iskaashatooyinka.
- Build lasting cooperatives that follow cooperative principles.Dhisidda iskaashatooyin waara oo ku shaqeeya mabaadi'da iskaashiga.
- Strengthen cooperation with government, development agencies and the private sector.Xoojinta iskaashiga dowladda, hay'adaha horumarinta iyo qaybaha gaarka loo leeyahay.
- Encourage innovation, technology and climate-resilient production.Dhiirrigelinta hal-abuurka, tiknoolajiyadda iyo hababka wax-soo-saar ee u adkaysta isbeddelka cimilada.
The seven cooperative principlesToddobada mabda' ee iskaashiga
- Voluntary and open membershipXubinimo ikhtiyaari ah oo furan
- Democratic member controlXakamayn dimuqraadi ah oo xubnuhu leeyihiin
- Member economic participationKa-qaybgalka dhaqaale ee xubnaha
- Autonomy and independenceMadaxbannaani iyo is-maamul
- Education, training and informationWaxbarasho, tababar iyo xog-wadaag
- Cooperation among cooperativesIskaashi dhex mara iskaashatooyinka
- Concern for communityDanaynta bulshada
Our guiding valuesQiyamka hagaya
- TransparencyHufnaan
- HonestyDaacadnimo
- EqualitySinnaan
- AccountabilityIsla-xisaabtan
- Equal service to all membersAdeeg u sinnaanta xubnaha
Our regionGobolkeenna
Two regions, one river Laba gobol, hal webi
Hiiraan
- Beledweyne
- Bulo Burte
- Jalalaqsi
- Matabaan
Middle ShabelleShabeellaha Dhexe
- Jowhar
- Balcad
- Mahaday
- Adale
Hirshabelle State is made up of Hiiraan and Middle Shabelle, joined by the Shabelle River. Its farms grow maize, sorghum, sesame and fruit, and its rangelands support camels, cattle, goats and sheep. Floods and droughts hit both, which is why farmers and herders do better together. Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle wuxuu ka kooban yahay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, waxaana isku xira webiga Shabeelle. Beerahiisa waxaa laga beeraa galley, masago, sisin iyo miro, daaqiisuna wuxuu quudiyaa geel, lo', riyo iyo ido. Fatahaadaha iyo abaaraha labadaba way saameeyaan, sidaas darteed beeraleyda iyo xoolo-dhaqatadu way ka liibaanaan marka ay wada shaqeeyaan.
GovernanceMaamulka
Accountability and compliance Isla xisaabtanka iyo u hoggaansanaanta
How H.I.C.A is run, and the commitments we are putting in place as a new alliance. Sida H.I.C.A loo maamulo, iyo ballanqaadyada aan dhiganayno annagoo ah isbahaysi cusub.
General AssemblyGolaha Guud
The highest body, where every member cooperative is represented.Golaha ugu sarreeya ee ay matalaad ku leeyihiin iskaashatooyinka xubnaha ah.
BoardGuddiga Maamulka
Leads policy and sets the strategic direction.Hoggaamiya siyaasadda iyo jihada istaraatiijiyadeed.
ChairGuddoomiyaha
Leads the alliance and represents it when mandated.Hoggaamiya isbahaysiga, kana wakiil ah marka loo igmado.
Executive DirectorAgaasimaha Fulinta
Coordinates day-to-day work and carries out plans.Isku-duwa hawlaha maalinlaha ah iyo fulinta qorshayaasha.
Supervisory and Audit CommitteeGuddiga Kormeerka iyo Hantidhawrka
Oversees finances, transparency and compliance with the rules.La socda maaliyadda, hufnaanta iyo u hoggaansanaanta xeerarka.
Technical CommitteesGuddiyada Farsamada
Farming, livestock, finance, training, marketing and advocacy.Ka shaqeeya beeraha, xoolaha, maaliyadda, tababarka, suuq-geynta iyo u-doodista.
This is the proposed structure; it is formally set out in the H.I.C.A constitution and bylaws. Qaab-dhismeedkan waa soo-jeedin guud; waxaa si rasmi ah u qeexaya dastuurka iyo xeer-hoosaadka H.I.C.A.
Our governance commitmentsBallanqaadyadayada maamul
MembershipXubinnimo
Bring your cooperative into H.I.C.AKu soo biir H.I.C.A adigoo wata iskaashatadaada
Registered cooperatives in Hirshabelle State can apply to join the alliance.Iskaashatooyinka sharciyeysan ee Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle way codsan karaan inay ku biiraan isbahaysiga.
Apply to joinCodso inaad ku biirtoPartnershipsIskaashi
Planning a programme in Hirshabelle?Ma qorsheyneysaa barnaamij Hirshabeelle ah?
We will connect you with the right member cooperatives.Waxaan kugu xiri doonnaa iskaashatooyinka xubnaha ah ee ku habboon.
Partner with usNala shaqee